Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Soldiers of Sharif's puppet government kill school teacher in Mogadishu

Recommended Posts

Ciidamo ka tirsan Dowlada KMG Soomaaliya oo Galabta nin Macalin ah ku toogtey Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho

 

Ciidamo ka tirsan Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa caawa nin Macalin ka ahaa mid kamid ah Iskuulada Magaalada Muqdisho waxaa ay ku toogteen agaarka Isgooska Soobe.

Macalinkani oo wax ka dhigayay Iskuulka Soona Key ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in ciidamada ay toogteen markii uu kasoo baxey goobtii uu wax ka dhigayey ee Iskuulka xiligaasi oo la sheegey in uu ku wajahnaa dhanka hoygiisa.

Dilka macalinkani ayaa waxaa Idaacada Shabelle u xaqiijiyey Macalin Muuse oo ah Maamulaha Iskuulka Soona Key ee magaalada Muqdisho.

Maamulaha Iskuulka ayaa sidoo kale waxaa uu sheegey in ay ciidamada Dowlada Soomaaliya ay suurto gal tahay in si lama filaan ah ay ku toogteen.

Si kastaba ha ahatee ma’ahan markii ugu horeysey oo ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya dad rayid ah ay ku dilaan qeybo kamid ah magaalada Caasimada ee Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this