Sign in to follow this  
Meiji

Warlord Aweys came for War to Mogadishu

Recommended Posts

Meiji   

After having spend in peacefull Asmara the entire 2 years of brutal EThiopian occupation which displaced 850.000 people out of Mogadishu, killed 17.000 people and wounded 80.000 people the religious warlord is back in MOgadishu creating another humanitarian crisis.

 

While dressed in a nice outfit and looking healthy warlord Aweys wants to drag the war-tired people into another conflict.

 

His arrival in Mogadishu city and the outbreak of the major conflict between the religious factions is no coincidence.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Sheekh Xasan Dahir oo socoshada dagaalada ka socda Muqdisho ku eedeeyay Dowladda KMG ah isna difaacayaan Ururkooda

 

Wadaadka dhawaan ka yimid magaalada Asmara ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoraynta ee Garabka Eritrea Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa eedayn ba’an u jeediyay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay inay soo weerareen ururkooda, islamarkaana ay ku jiraan difaac kooxdooda.

 

Hogaamiyeyaasha Mucaaradka Dowladda KMG ah ayaa ****olka ka qaaday in dagaalada afarta maalmood socday, wuxuuna eeda sii socoshada dagaaladaasi Kooxaha ku abtirsada Midowgii Maxkamadaha Islaamka, wuuuxna shaaca ka qaaday in dagaalkaasi ay ka dambeyso Dowladda KMG ah.

 

 

“Fariisimada ay degan yihiin Xisbul Islaam ayaa waxaa soo weeraray, waxaana lana soo weeraray iyadoo ay socotay nabadeyn, ayay kooxaha dagaalka wada naga soo weerareen xaafadda Towfiiq iyo Saldhiga Wardhiigley” ayuu yiri Xasan Daahir Aweys oo sheegay inay iyagu yihiin oo kaliya difaac.

 

Sidoo kale Xasan daahir waxa uu carbka ku dhuftay in dagaalka soconaaya uu markiisii ugu horeeyay uu ka curtay weerar lagu qaaday dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab, wuxuuna muujiyay in Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab ay isku dhinac yihiin oo isla bar bardagaalamayaan

 

 

-------------------- -------------------- -------

 

A true S.O.B, he came from peacefull Asmara and instead of letting the 850.000 people come back to their homes and letting Mogadishu society rehabilitate from 2 years of brutal-Ethiopian occupation, he has triggered another conflict.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo Hubkiisa ku wareejiyay Sheekh Xasan Dahir.

 

Sheekh Yuusuf Indha Cadde ayaa goor hore oo caawa Hubkiisa ku wareejiyay Wadaadka ay isku beesha yihiin Sheekh Xasan Dahir Aweys, xilli manta Hub iyo gaadiid dagaal la sheegay inay lahaayeen Maxkamadaha ay ku biireen Xisbul Islaam garabka Xasan Dahir.

 

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo dhowaan heshiis la galay Madaxweyne Shariif ayaa la sheegay in lagu wargeliyay inuu hubka soo wareejiyay.

 

Sida ay wararka sheegayaan arrinta ayaa ka dambeysay kadib markii manta inta badan goobihii ay horay u joogeen Maxkamadaha ay la wareegeen Xoogaga Xisbul Islaam isla markaana Ciidamadii horay u joogay ay ku biireen.

 

 

Arrintan oo u muuqata siyaasad ayaa wararka qaar sheegayaan in Ciidamada manta Maxkamadaha ka goostay ay ahaayeen kuwo ku heyb ah Sheekh Xasan Dahir, isla markaana aheyd arrin qorsheysan sababihii ay isugu dhiibeen Xisbul Islaam iyo inay faarujiyeen Fariisimaha Isbartiibada iyo Xaruntii Xisbiga.

 

 

Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo heystay Maleeshiyaad fara badan oo aad u hubeysnaa ayaa goostay inuu hubkiisa wareejiyo, kadib markii uu meel banaan ku soo dhacay, isla markaana Xoogagii Maxkamadaha la dagaalankoodiina ay la kaashadeen Xisbul Islaam garabka Xasan Dahir iyo Alshabaab.

 

Wadaadka mayalka adag Sheekh Xasan Dahir oo todobaad ku sugan Muqdisho ayaa gaaray hadaf siyaasadeed kii ugu weynaa tan iyo markii uu soo gaaray dalka, waxaana uu kasbaday inta badan taageeradii Milateri ee uu Madaxweyne Shariif ka heystay beesha uu Xasan Dahir u dhashay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

''This war is between Somalis who tasted the sweetness of being free and stability and aides of foreign enemies against their interest ... It is a political war

The troops who came to keep Muslim leaders away from the leadership have to leave the country. (Then) we are granting every Somali that there will be no fighting. We will sit together and solve everything through dialogue,

Source: http://www.reuters.c om/article/latestCr ... USLE392447

 

14052009211844.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this