Sign in to follow this  
me

Demonstrations against invading secessionist militia's in Laas Caanood

Recommended Posts

me   

Mudaaharad Baladhan oo ka dhan ah Mamaulka Hargeysa oo ka soconaya Laascaanood

 

Laascaanood January 17, 2008

 

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada Laascaanood taasoo ay maleeshiyaadka amar qaata Riyaale ay ku ridayaan shacab weynaha Magaalada Laascaanood ee ka mudaaharadasan kala go'a Somalia .

 

Guud ahaan waxa xidhan suuqa weyn ee magalaad Laascaanood iyadoo mudaaharadkan ay shacabka SSC jawaab uga dhagayaan bananbaxyo ka dhacaya magaalooyinka Hargeysa iyo Burco .

 

sida uu soo xaqiijiyay wariyaha Shabakada Xargaga Online ee Laascanood waxaa ilaa hatan wax yeelo ka soo gaadhay Mudaaharadkaan Islaan waayeel ah taasoo ay qori baadkiis la dheceen maleeshiyad Riyaale oo iyagu miciin biday in ay ugaadhsadaan Dumarka.

 

Iyadoo u wlai mudaaharaadku soconayo ayaa waxaan kol dhaw idiin soo gudbin doonaa muuqaalka iyo wixii ka soo kordha .

 

 

 

Fahmo jaamac

 

LaasCaanood,Somalia

 

Fahmoj@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

qof ayaa dhintay tira kalana dhaawac ayaa soo gaadhay ka dib rabshado ka bilawday Laascaanood

 

Laascaanood January 17, 2008

 

30soma600_2.jpg

 

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada Laascaanood taasoo ay maleeshiyaadka amar qaata Riyaale ay ku ridayaan shacab weynaha Magaalada Laascaanood ee ka mudaaharadasan kala go'a Somalia .

 

Mudaaaharad rabshada wata oo ka soconaya badhtamaha magalad Laascaanood ayaa ilaa hatan waxaa ay wax yeelo ka soo gadhay seddex qof oo rayid ah iyadoo mid ka mid ahi uu u dhintay dhawaac soo gaadhay halka seddex kale oo ay laba dumar tahay uu dhaawacoodi halis yahay.

 

Dad weynaha Magaalada oo si nabada gly ah u banaan baxayay kana soo horjeed kala go'a somalia ayaa waxa rasaas ku soo weeraray Maleeshiyaadka Hargeysa ka amar qaata ee ku sugan gudaha Magaalada Laascaanood .

 

Guud ahaan waxa xidhan suuqa weyn ee magalaad Laascaanood iyadoo mudaaharadkan ay shacabka SSC jawaab uga dhagayaan bananbaxyo ka dhacaya magaalooyinka Hargeysa iyo Burco .

 

sida uu soo xaqiijiyay wariyaha Shabakada Xargaga Online ee Laascanood waxaa la arkayay maleeshiya ka amar qadata Riyale oo lad dhacaya hooyo ku qaylineysay Somalia ha noolaato. hase ahaate hooyadaas oo waayeel ahayd ayaa waxa ay ka jabtay gcan ka dib markii uu lad turaantura ah uu ku dhuftay mid ka mid ah maleeshiyadii Hargeysa ka soo duushay.

 

Rabshadaha ayaa wali ka soconaya magaald Laascaanood wxn sitagy isu socodka gadiidka magaalad mryy dhwaq rasastana waa lag maqlayaa wli gudaha magaalada .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this