Sign in to follow this  
Xudeedi

Haylaan and Western Bari Diaspora in UK Urge Puntland to Withdraw Immediately

Recommended Posts

Xudeedi   

low.jpg

 

Maanta oo ay taarikhdu tahey 18/09/2010 waxaa magaalada London kadhacey shirmuhiin ah oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Gobalka Hayland iyo Galbeedka Gobalka Bari.

 

 

Waxaana shirka lagu falanqeynayey arimo badan oo kajira degaanka ayna ugu muhiin saneyd xaalada cakiran ee kajirta magaalada Galgala. Oo ay in mudo ahba kadhacayeen dagaalo soo noqnoqday oo dhib badan oo burbur iyo barakac ugeystey dadkii degaankaas.

 

Hadaba jaaliyada waxaa ay soo saareen baaqan hoos kuxusan.

 

1: In ay dowlada puntland ay ciidamadoodu sida ugu dhaqsa badan ugala soo baxaan deegaanka Galgala arintana u daayaan odayaasha beesha.

 

2: Waxa kaloo jaaliyadu ugu baaqeysaa dhanka kale ee Moxammed Siciid Atom in uu uhogaansamo wixii ay odayaashu degaanka ay soo saaraan, dhowrana xasiloonida gobalka.

 

3: In ay heyadaha samafalka kuwa gobalka iyo kuwa caalamiga ah ay arimo bini aanadanimo ufidiyaan dadkii mudada lagu dul dagaalamaayey.

 

4: In khasaarihii kadhacey degaanka Galgala oo naf iyo maal lahaaba ay masuuliyadeeda leedahey dowlada Punland maadaama ay dowladu horey ugu gacansaaytey odayaashii u istaagey waxkaqabashada howshan.

 

5: Waxa ay jaaliyada baaqoodi kusoo gunaanadeen in labada dhinac ay uhogaansanadaan baaqan nabadeed.

 

Waxaa baaqan kusaxiixan dhamaan Odayaasha,Aqoonyahanada, Cuqaasha, Culimaa’udiinka jaaliyada ee hoos kuxusan:-

 

1 Dr: Maxamuud Shire Ismaciil (farmayeeri)

 

2 Eng: Maxamed siciid aadan (konge)

 

3 Eng: cumar cali cabdi

 

4 Caaqil: siciid maxamed finiin (finiin)

 

5 Caaqil: cali gurey dirir

 

6 Aqoonyahan: Khadar maxamed gaas

 

7 Aqoonyahan: c/qaadir saalax doonyaanle

 

8 Abwaan: cumar maxamuud maxamed (galdigsi)

 

9 Aqoonyahan: c/casiis maxamed xassan

 

10 Aqoonyahan: maxamed jaamac yuusuf (cudud)

 

11 Aqoonyahan: jaamac ismaaciil ahmed (jiis)

 

12 Haaruun maxamed siciid

 

13 Maxamuud ahmed aadan (geesood)

 

14 Cumar siciid maxamed

 

15 c/risaaq ahmed siciid

 

16 Dr: ducaale ciise yuusf (talyaani)

 

17 Aqoonyahan: xuseen shire ismaaciil

 

18 Aqoonyahan: maxamed nuur saalax

 

19 Aqoonyahan: sahal xusseen maxamuud (irbad)

 

20 Aqoonyahay: siciid cumar maxamuud (irbad)

 

21 Aqoonyahan: xuseen maxamed gaas

 

22 Nabadoon: cumar gaas

 

23 Aqoonyahan: c/rashiid maxamuud buraale

 

24 Aqoonyahan: cadnaan ahmed shire

 

25 Aqoon yahan: ahmed warsame aadan

 

26 Aqoonyahan c/qaadir cali halanbe

 

27 Aqoonyahan: maxamuud cali shire jiis

 

28 Aqoonyahan: siciid daahir aadan

 

29 Aqoonyahan: bashiir cismaan ciye

 

30 Aqoonyahan: khadar cali ciise (mareykan)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this