Sign in to follow this  
General Duke

Government supporters organising in Mogadishu...

Recommended Posts

Abaabul iyo dagaalo goos goos ah ee lala beegsanayo Maamulka Maxkamadaha ayaa ka soc da magaalada Muqdisho , abaabuladaa ay wadaan dad daacad u ah Dowlada KMG oo sugan caasimada Soomliya

 

Dec 25.2006 Radio Free Somalia (RFS)

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay dagaalo goos goos ah ka bilowdeen caasimada dalka Soomaaliya , dagaalada oo ah kuwo goos goos ah oo lala beegsanayo maamulka Maxkamadaha.

 

Wararkaa ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in Abaabuladaa oo ka socda Degmooyinka Medina , Degmada Hodon iyo degmada Yaaqshiid.

 

Waxaa xalay saqdii dhexe weeraro lala beegsaday xaafado ay degan yihiin mas,uuliyiinta kala ah Shiikh Yuusuf Indhacade iyo Shiikh Fu,aad, iyadoo ay halkaa dhaawacyo loogu gaystay ciidamo ilaa ka ahaa bar kontorol ay fadhiyeen Maleeshiyooyinka Maxkama daha

 

Sidoo kale waxaa saaka lagu waabariistey magaalada Muqdisho Maleeshiyada Maxkamadaha Islaamiga oo dariiqyada Magaalada u soconaya si aan kala go, lahayn , iyagoo ay xaafadaha ay kaga shakiyaan dhaq dhaqaaq ay galayeen , kalana soo baxayay dhalinyarada oo ay wareysiyo la yeelanayeen.

 

Waxaa laga cabsi qabaa in ay magaalada Muqdisho ay ciidamada Mareykanka diyaaradahooda ay duqayn ku sameeyaan , iyagoo wiiqaya xoogaga isbahaysiga Maxkamadaha , sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in ay hakad galayaan diyaaradaha ka degaya ama ka kacaya Magaalada Muqdisho goorta uu dhamaado Xadka , maadaama ay hada Xujay badan Xadka Ku maqan yihiin.

 

Radiofreesomlai.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Radiofreesomalia is a Mogadisu based website, thus their report is more credible than the waffle of a confused individual.

 

Waxaa xalay saqdii dhexe weeraro lala beegsaday xaafado ay degan yihiin mas,uuliyiinta kala ah Shiikh Yuusuf Indhacade iyo Shiikh Fu,aad, iyadoo ay halkaa dhaawacyo loogu gaystay ciidamo ilaa ka ahaa bar kontorol ay fadhiyeen Maleeshiyooyinka Maxkama daha

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib, dont go the route of castro.

Abaabul iyo dagaalo goos goos ah ee lala beegsanayo Maamulka Maxkamadaha ayaa ka soc da magaalada Muqdisho , abaabuladaa ay wadaan dad daacad u ah Dowlada KMG oo sugan caasimada Soomliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You must be deluding yourself. Saxib, you must have belived the forged documents you provided as evidance.

 

The TFG now controls, Hiiraan, most of Galgaduud and all of Mudug. The troops have past Bule-Burde on their way to lower Shabbele-Jowhar, Balcad are the target.

 

Who is talking?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this