Sign in to follow this  
Shilling

Caawa iyo Xaqiiqada Baydhabo

Recommended Posts

Shilling   

>> Caawa Baydhabo waxaa ku sugan Madaxweynaha Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Labo Raysalwasaare.

 

>> Caawa waxaa jooga Baydhabo xildhibaano Baarlamaan oo gaaraya 176 xildhibaan Waxaa si buuxda ula socda Madaxweynaha 73 xildhibaan, Halka Nuur Cade ay taageersan yihiin 103 Xidhibaan

 

>> Ma jiro kulan sharci ah oo baarlamaanka Soomaaliya u fariisan karo haddii ayan goobta shirka soo xaadirin 139 xildhibaan, taasoo ka dhigaysa go'aan kastoo Aaden Madoobe ku dhawaaqo mid aan sal sharci lahayn

 

>> Kulankii Maanta ee lagu ansixin lahaa go'aamadii shirkii Jabuuti waxaa qaadacay 73-da xildhibaaan ee la safatay madaxweynaha, waxaana goobta shirka soo xaadiray oo fadhiyay 103-da xildhibaan ee la safan raysalwasaare Nuur Cadde

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this