Xoogsade Posted December 18, 2005 lol@Alle-Ubaahne, Castro Reer magaal waaye ee dhaaf saaxib. Mutakallimna wax xun maku arkin intaan ka aqriyay, marka isaga iyo inta wax ku heysataa kolley is og, aniga laakiin waxba kuma heysto. I haven't visited on a regular basis to know what everybody had said before. btw, waxaa laga yaabaa inuu qofka ku dhibsado oo daraaddaa meesha u imaan waayo hadhoow. Let them be. Quote Share this post Link to post Share on other sites