Sign in to follow this  
miles-militis

Hadraawi on Northwest Somalia (aka Somaliland)

Recommended Posts

"..... Nabadgalyada ka jirtaa (Somaliland) sida aan mar walba u sheego aanay ahayn mid shuruudihii haysata oo tiirarkii adkaa aan ku taagnayn.

 

... Iminkana nabadgalyadu kuma taagna tiirar adag, dawlad ayaa ka jirta, haddana ma haysato shuruudihii ay dawlad ku noqon lahayd ee ay kaga jawaabi lahayd ilaalinta nabadgalyada.

 

.....Iminkana cidda ilaalinaysaa ma aha awood dowladdeed ee shacbiga ayaan belaayo doon ahayn, oo haddii maanta la is yidhaahdo dab huriya cid u dhego nugul ayaan jirin. Markaa waa nabadgalyo xannuunkaas ku timid oo qofku belaayada ku diidan yahay, haddana iyada oo sidaa ay tahay oo dahab iyo doolarba dariiqyada lala fadhiyo, waxaan ujeeddaa uun nabadgalyada cidbaa ku shuqul leh astaan bay leedahay, markaa ma jirto ciddii nabadgalyada xilku ka saarnaa qaabkaasi ma dhisna"

 

http://www.jamhuuriya.info/index.php?art_id=1716&categ=2&expand=2&file=view_article.tp

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this