Sign in to follow this  
Saalax

Cismaan Diyaano oo u xiisay Ceel Afweyn

Recommended Posts

Saalax   

347uwkm.jpg

 

 

Madaxweynaha dawlada Puntland ee isbedel doonka ah DR Cabdiraxmaan

Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu ka soo saaray

Xafiiskiisa wuxuu ku baabi'yey Hay'adii Ashahaado la dirirka iyo

Taliyaheedii Cismaan diyaano ,isaga oo magcaabay Haya'd Cusub oo la

yiraahdo PIA/PIS oo hoos tagi doonta Wasaarada amniga ee Puntland

iyo Agaasime cusub oo la yiraahdo COL.Cali Biinge.

 

Jabhadkan ayaa waxa xilka u magcaabay Madaxweynihii hore eePuntland Cade Muuse Sanadkii 2004 xiligii ay ku soo xeryonoqdeen,maqnaashihii ay ku maqnaayeen magaalada Ceel afweyn ayna magangalyada u ahaayeen Boqor Buur Madow,sababta ay halkaa u tageena ayahayd in Xubin ka mid ah Kooxdan guracan laga qaaday Xilki,i xiligiiuu Dawlada Puntland madaxweynaha ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf.

 

Jabhadkan Diyaano ayaa xilka wuxuu kala wareegay Nin aqoon badan ulahaa shaqadiisa kalsoonina ka haystay Shacabka Reer Puntland unashaqaynayey bulshadiisa, Sarkaalkaas oo la oran jiray Maxamed AadanBidaar,hase ahaatee isagu wuxuu ka dhigay hay'adii sirdoonka Puntlandmid la dirirta Diinta Islaamka mid iska hor keenta Beelaha ReerPuntland iyaga

oodilayaWaxgaradka,Aqoonyahanada,Xildhibaanad,Saraakiisha iyo iyagoo sidoo kale dagaalo ka huriyey Beelo walaalo ah oo degan bariga Gobolka Bari .

 

Madaxii Ashahaado ladirirka Cismaan Diyaano ayaa ahaa nin waqtibadan ku lumin jiray sidii uu isaga horkeeni lahaa Beelaha Degan bariiyo Xukunka daacada ah ee uu hogaamiyo Faroole,sidoo kale wuxuu ahaaNin ku shaqeeya aargoosi isaga oo huwan magac qabiil waxana ka mid ahaahaa falkiisa in Ragii la saftay Cabdulaahi Yuusuf in uu ku wadayaargoosi sidoo kale Dhalintii ka soo horjeesatay qorshihii Majayahanqaar danbiyo ayna gelin ayaa ku oogan kuwo argagixiso caalami ah ooXitaa Boosaaso ma iman karaan kuwo xabsiyada Boosaaso ayeey buuxdhaafiyeen isaga oo taageero ka helaaya Axmed Taaraan Xeer ilaaliyahaGobolka bari oo kaga haray Kooxdii guracnayd dawladan isbedel doonka aa

 

Ugu danbayntii Diyaano ayaa ka soo horjeestay xukunka Meertada ah eePuntland oo looga qaaday Xilkii uu ka hayey iyada oo aan ahayn markii uhoraysay oo ay Kooxdani sameeyaan arintay iyada oo markii tan ka horaysay magan galyo u galay Boqor Madow iyo Degaanada waqooyigaar ahaan Ceel Afweyn,uuna kala kulmay abid sheekadii u xumayd ee karaacda dadka degaankaa ka soo jeeda ka dib markii Buur madow oo aymagan gelyo ula joogeen ka sheegay idaacad BBDCda laanteedaafsoomaaliga "Wiilashii ******teeniya aan megengalyada siinay baa nasoo weeraraya isaga oo ka hadlaaya dagaalkii Laascaanood ee waqtigiiCadde muuse "sababta uu diidan yahay in uu xilka ka degowuxuu ka baqayaa in ay kula xisaab tamaan Beelaha bari Degan oowiilashoodii qaar dilay qaar xiray kuwo danbiyo caalami ah usameeyey,wuxuunse ogayn Cawaaq xumida ay keeni doonto awooda dhalanteedka ah oo uu is biday

 

 

Allsanaag.com oo dadka MIC dhex qaaday ayaa su'aasha ay

waydiinaysay waxaay ahayd taageerada ay kooxdan Illaahay ka goosatay ka

dhex heli karto waxaana laysku raacay in boqolkiiba sideetan ay

waayayso taaageeradii qabiilka ku salaysnayd oo kooxdani ay ku

xisaabtamaysay waana tan Cismaan diyaano uu maanta ku kala dooranayo

laba daran isaga oo miciin bidaaya inuu helo taageerayaal qabiil madax

maray oo lagu kiciyo in xilkoodii laga qaaday taasna waxa ka tashaday

maamulka xikmada ku salaysan markii la keenay Nin ay mee kasoo wada

jeedaan,

 

 

Allsanaag

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this