Jumatatu Posted October 24, 2004 Cusmaan Caato, Muuse Suudi, Barre Hiiraale, & Yuusuf Seeraar oo wada qorshe lagu mucaaradayo C/llaahi Yuusuf(Heshiis qarsoodi ah oo ay gaareen xubnahaasi) Warar aanu ka helnay illo muhim ah oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xiriir qadka taleefanka ku dhexmaray xubno ka tirsan hogaamiyeyaasha kooxaha K/Soomaaliya, ee ku jira baarlamaanka federaalka KMG ah ee Soomaaliya in ay kaga wadahadleen qorshe ay ku abuurayaan mucaaradnimo ka dhan ah C/llaahi Yuusuf Axmed oo ah madaxweynaha dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya, waxaana wararku sheegayaan in xubnahaasi ay ku heshiiyeen in ay si wadajir ah uga soo wada horjeestaan dowladda uu madaxda ka yahay C/llaahi Yuusuf, oo aaney wax xil ahna ka qaban xukuumada lagu wado in la soo dhiso marka la magacaabo raisul wasaaraha. Dhinaca kale, wararka naga soo gaaraya Nairobi ayaa sheegaya in qaar ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka in ay diyaarinayaan Mooshin ay uga soo horjeedinta tegista Addis Ababa ee madaxweynaha & guddoomiyaha baarlamaanka, waxaana la filayaa maalinimadi Khamiista in ay qabtaan kulan ay kaga hadlayaa arrintaasi. Xersi Aadan Rooble oo ka mid ah xildhibaanada u ololeynaya Mooshinkaasi ayaa sheegay in aysan xaq aheyn in madaxweynaha C/llaahi Yuusuf & guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan ay labadooda safar isku raacaan, waxeyna sharci darro ku tilmaameen qab dhaqanka guddoomiyaha baarlamaanka oo ay ku dhaliileen in uu safar iska aaday isagoo ku soo wargeliyey baarlamaanka safarkiisa 2 saac ka hor xilliga safarkiisa, waxeyna xildhibaanadaasi sheegeen in talaabadaasi lagu dalbanayo ciidamada shisheeye ay tahay mid lagu fududaaday, isla markaana haddii la keenayo ciidamo shisheeye ay aheyd in la soo hordhigo baarlamaanka ee aanu noqon talo & goaan uu qof keligii iska sameystay. Full article Cusmaan Caato, Muuse Suudi, Barre Hiiraale, & Yuusuf Seeraar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rokko Posted October 24, 2004 Juma, All that this article shows is that MP's are debating issues na'mean. But Juma, you really want this goverment to fail don't you? Be honest bro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 24, 2004 Its good news, this group of MP's are within their rights to debate anything in Parliment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jumatatu Posted October 24, 2004 Originally posted by Mobb_Deep: Juma, All that this article shows is that MP's are debating issues na'mean. By pointing out factors that could lead to the failure of the new government does not mean am anti-Somalia. And also please note I accept and acknowledge humbly the parliament and the new President, but you can call me pesimistic if I fear we could go back to square one in view to the steps being taken by our President. After all we are humans to have doubts arent we? And M-Deep if anything, like you I want to go and live in my country without fear and under a respected authority that fulfills the desire of its citizens.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 24, 2004 Juma, well said brother Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 24, 2004 I think political, not armed, oppositon parties are good for Somalia. It balances out the power and keeps the other side in check. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted October 25, 2004 very much like Somaliland^^^ Quote Share this post Link to post Share on other sites
A New Born Posted October 25, 2004 These are the leaders who KNOW A/yusuf´s policies and motives , now that they have seen his desperate intention to disarm them in the name of "militia disarmament with the help of foreign troops" and his disrespect to the law and the Parliament ,they´ve no choice but SAVE the Somali nation and SHOW the world that the WRONG man was picked ,They probably WILL declare from south Galcaio to the Kenyan border a "A/Yusuf and Ethiopia" free zone. Their msg is clear : The 14th Somali reconciliation confrence and it´s outcome are NULL and VOID.: The leaders of South Somalia ( from south Galcaio to the Keynyan border ) has shown their willingness to make peace but it seems that they can ONLY MAKE peace with PUNTLAND if they reinsatall the RIGHT n LEGAL president of PUNTLAND back. Quote Share this post Link to post Share on other sites