Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: The New Cabinet (Announced)

Recommended Posts

Som@li   

It is good to see peaceful transition there,Congrats to brothers and sisters in North for the good work.

 

Though I don't think 80 year old man will bring any change. Best of luck.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudane Hirsi Ali .... Chief of Cabinet

 

 

This is interesting and I don't think the old man got that right .... unless otherwise ,,, ehem ,,, hadhow baan dhamays tiri doonaa halkaa ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Axmed Siilaanyo oo u Macaabaya Maxamed Kaahin Taliyaha Amniga Qaranka

Written by Qarannews

Jul 31, 2010 at 03:23 PM

Hargeysa(Qarannews)-Waxa isa soo taraya warar aan si rasmi ah ****olka looga qaadin, kuwaasoo sheegaya in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu ku talo jiro Magacaabista Jagooyinka kala ah Taliyaha Ammniga Qaranka iyo Guddoomiyaha Maxkamada Sare, jagooyinkaasoo sida wararku tibaaxeen loo kala Magacaabi doono Muj. Maxamed Kaahin Axmed oo noqon doona Taliyaha Hay'ada Ammniga Qaranka iyo Garyaqaan Cabdiraxmaan Hayaan, oo isagu noqon doona Guddoomiyaha Maxkamadda Sare. Ma jiro War arintaa ku saabsan oo ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada.

Haseyeeshee, waxa Wararku intaa ku darayaan in Madaxweynaha cusub uu Toddobaadkan si rasmi ah u shaacin doono Labada Masuul ee cusub. Labada masuul, ayaa waxay Magacaabistooda ka dib xilka kala wareegi donaan Guddoomiyaha Maxkamada Sare Dr. Oomane, oo isagu Arbacadii hore xilka Madaxweynenimo u dhaariyey Madaxweynaha cusub Md. Axmed Siilaanyo, halka Muj. Maxamed Kaahin uu xilka kala wareegi doono Taliyaha Hay'ada Sirdoonka Qaranka.

 

Magacaabista masuuliyiintan, ayaa haddii ay run noqoto waxay noqon doontaa isweydiin Saddexaad oo bulshadu farta ku godo, iyadoo ay jireen arimo dhawr ah oo hore dadweynuhu saluug uga muujiyeen, ka dib intii ka danbeysay Khamiistii hore waqtigaasoo Madaxweynaha cusub uu si rasmi ah u bilaabay Magacaabista xubnaha Xukuumadiisa cusub, kuwaasoo intooda badan lagu dhaliilayey inay yihiin shaqsiyaad aan ka turjumay baahiyaha bulashada

 

Next>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Awdal.

posted by: admin

 

Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland

 

01/08/2010

 

War-saxaafadeed Madaxtooyada

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne No.004/072010 oo uu ugu magacaabay Gudoomiye cusub Gobolka Awdal.

 

 

Madaxweynuhu, isagoo tix-raacaya qodobka 90aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana tix-geliyay baahida loo qabo in Gudoomiye loo magacaabo Gobolka Awdal, waxa uu u magacaabay Mudane, Maxamed Daahir Cabdalle inuu noqdo Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland.

 

 

Allaa Mahad Leh,

 

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANTARA   

20100801040146.jpg

 

And finally, Ina Xashi catches up with Cawil to give him a much needed lesson in accountability. :D

 

 

The main points that probably shocked Cawil were:

 

 

Mudane Maxamed Xaashi wuxuu ku Nuuxnuuxsaday sida ay uga go,an tahay inuu yareeyo musuqmaasuqa isagoo sheegay inaanu marnaba yarayn karayn hadii aan shaqaalaha baahan ee mushaarku ku filayn loo kordhin , waxaanu balan qaaday in waxa ugu horeeya ee uu qabanayo ay tahay in marka hore uu shaqaalaha siiyo mushaar ku filan si baahidooda shaqaaluhu u yaraato.

Wasiikra cusub wuxuu sheegay in uu u furay wasaarada maaliyada Acount cusub oo loogu ururinayo lacagta adag ,joojiyayna maanta laga bilaabo acountkii ay lahayd wasaaradu.

balse uuna la wareegayn waraaqaha ay ku qoran yihiin daynta lagu leeyahay sababna uga dhigay in marka hore uu u baahan yahay in wakhti la siiyo si uu u ogaado dayn kasta meesha ay ka timid iyo cida leh
:D

iyada oo Dayn badan loogu talo galay in lagu Wareejiyo Balse uu ka hortagay Wasiirka Cusub isaga oo Gudi baadhis ku samaysa u saaray Arintaasi.

here

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANTARA   

^ Indeed, it was a long wait for some justice to be served here. For sure, this was his worst day since he took this office :D

 

Most of these debts are probably made up but this Xaashi guy is not falling for that, the crooks will have to settle their issues on their own.

 

 

Cawil is clever thought he exhausted all the tricks in his book but he couldn't hide at the end. He is also good with PR, he knew Xaashi was going to be difficult to deal with so he decided not to allow most of the press into the office.

 

Unlike all of the other new minsters who thanked their predecessors for their work, the new minister had no nice words to say to Cawil but thanked his staff instead.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this