Sign in to follow this  
NASSIR

A Glimpse of History: Ali Aadan Lord, the 1st Somali MP in Kenya.

Recommended Posts

NASSIR   

Originally posted by General Duke:

Nassir thanks, that was indeed a good read and those who undertsand the past will master the future.

Indeed brother. Waa garatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maanta Soomaalida Kenya aadbey uga hormareen Soomaalida kale dhanka aqoonta iyo dhaqaalaha. Mathalan magaalada Gaarisa waa magaalo leh jaamacado, Kuliyado, iyo private schools. Beero iyo dhaqaale kalena leh. Waxay leedahay ilaa iyo 5 laami oo magaalada Dhex maro.

 

Dadka Northeastern faa'ido ayay u ahayd in ay joogaan meeshooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Koora, Garissa waa horumartay haaheey balse markii la barbar dhigo gobalada kale ee Kenya weli aad beey u dambeysaa. Xagga wax barasha kuma xumo inkastoo Jaamacad weli yeelanin balse College leedahay (lagu tababaro Kenyaati kale instead of reer Garissa).

 

Private school-lada (secondary and diiniba) aad iyo aad ayeey u badan yihiin. Mag aaladuna aad beey balaaratay oo wada saro dhaadheer ayeey noqotey. Laamiyadu aad beey u badan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this