Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Not Today ... but YES Yesterday

Recommended Posts

Maamulka Puntland ayaa sheegay in Soomaaliya aysan xiligan u baahneeyn in ciidamo shisheeye la keeno.

 

Wasiirka ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta maamulka goboleedka Puntland C/shakuur Mire Aadan ayaa sheegay in xiliga Soomaaliya aysan u baahneeyn in ciidamo shisheeye la keeno,waxaana uu sheegay in ay wanaagsan tahay in qolo waliba ay nabadeeyso deegaanka ay degan yihiin.

 

“Soomaalida Maamulka iyagaa leh waana in ay ilalsadaan,waxna kuma soo kordhin karaan maamul la ilaaliyo” ayuu yiri C/shakuur Mire Aadan.

 

Sidoo kale Wasiirka ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta maamulka goboleedka Puntland waxaa uu intaa ku daray in ay haboon tahay in lala hadlo oo lala heshiiyo kooxaha dowlada ka soo hor jeeda intii la go’doomin lahaa oo loo dalban lahaa ciidamo shisheeye,taasina xal uma noqoneeyso Soomaaliya xiligani.

 

Hadalkani ka soo yeeray maamul goboledka Puntland ayaa ku soo aadaya xili wasiirka arimaha dibada ee Dowlada kmg Soomaaliya Max’ed C/llaahi Omar uu ka sheegay kulan ay magaalada New York ku yeesheen golaha ammaanka kaasi oo uu ku dalabaday ciidamo lagu soo kordhiyo ciidamada jooga dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Perhaps the Northeastern admin is scared that UN will station troops in its coastal cities and cripple the economy (read: piracy) in the region?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Perhaps the Northeastern admin is scared that UN will station troops in its coastal cities and cripple the economy (read: piracy) in the region?

Look who's talking about piracy. Its not Puntland who invented and advanced the art of Biliqo, Isbaro, Ku nasiibso, anarchy, bogus religious, Shaati badalasho, Moory4n. and the list goes on and on. So don't start throwing stones if you live in a house made of glass. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today is not yesterday and thats why Puntland must be commended. Its moving with the times.

Also Faroole admin is not Cade's or Yusuf's and thus has its own stance which is important.

 

I know JB is afraid and is scoring points but I wonder why the little man A&T would open his mouth Ethiopians are securing his clan areas if thats good he should keep them. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this