Sign in to follow this  
SOO MAAL

Africa backs Somali peace force

Recommended Posts

SOO MAAL   

Africa backs Somali peace force

The African Union has approved a controversial move to send peacekeepers to Somalia - which has split the exiled government.

But the AU said they do not yet have the $10m funds needed and troops will only deploy when it is safe.

 

President Abdullahi Yusuf wants peacekeepers but the warlords who control the capital oppose them.

 

The rift between the two sides widened after the exiled parliament backed Mr Yusuf in a vote boycotted by 100 MPs.

 

Somalia has been wracked by violence and anarchy for 14 years.

 

The AU said the force will protect the government wherever it is based, help safeguard humanitarian aid and train a new security force.

 

It will be composed of 1,700 Sudanese and Ugandan troops after plans to include Ethiopian soldiers were dropped.

 

Relocation

 

The MPs in Kenya approved the idea of relocating to Baidoa and Jowhar until the capital, Mogadishu, is considered safe enough to host a government.

 

But this idea is also strongly opposed by the Mogadishu warlords, who have all been given posts in Mr Yusuf's cabinet.

 

 

The Somali reconciliation process is at a critical stage

US, EU statement

 

 

A similar vote in March was declared null and void after MPs fought in parliament - but parliamentary speaker Sherif Hassan has said the latest vote was also unconstitutional because he did not call the meeting.

 

More than 100 members of the 275-strong parliament are in Somalia, including the warlords who control the capital, and have refused calls to return to Kenya.

 

Warlords unite

 

In Washington, the United States and the European Union released a joint statement voicing their concern at the lack of progress.

 

"The Somali reconciliation process is at a critical stage. There is an urgent need for a viable agreement on relocation and security," it said.

 

 

BBC Somali section editor Yusuf Garaad Omar says the government could end up relocating to different towns, formalising the split.

Foreign donors, who have bankrolled the long peace talks, are pressing the transitional government to relocate to Somalia.

 

Mogadishu warlords Mohammed Qanyare Affra, Osman Ali Atto and Muse Sudi Yalahow, who have spent years fighting each, said that they would this week start withdrawing their forces from the capital and setting up a single militia force.

 

They say this will restore security in Mogadishu and remove the need for peacekeepers.

 

But some government officials fear that the force could be used against them, if relations continue to deteriorate.

 

BBC NEWS

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Midowga Afrika oo ogolaaday in todobaadyo gudahood uu Soomaaliya u diro Ciidamo Nabad ilaalin

 

Khamiis, May 12, 2005(HOL)@21:00GMT: Golaha Ammaanka Midowga Afrika oo maanta shir ku saabsan ciidamo loo diro Soomaaliya ku lahaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ansixiyay in ciidamo Afrikaan ah loo diro Soomaaliya Todobaadyo gudahood, iyadoo arrinta keenista ciidamada shisheeyana ay kala qeybsanaan dhex dhigtay xubnaha dowladda Federaalka Soomaaliyeed.

 

Laakin Midowga Afrika waxaa uu sheegay in aan ciidamadaas loo heynin dhaqaalaha ugu horeeya ee ay ku howlgelayaan oo dhan 10 Milyan oo Doollarka Ameerikaanka ah, taasoo Guddoonka Midowga Afrika uu ka codsaday Deeq bixiyayaasha Caalamka in ay u soo dedejiyaan, si ay ciidamadaas uga qeyb qaataan nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya.

 

Dalabkan ciidamada shisheeye lagu geynayo Soomaaliya ayaa wuxuu ka yimid Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo isla habeenkii la doortay 10-kii Oktoobar 2004 codsigaas jeediyay, inkastoo ay arrintaas si weyn uga soo horjeedaan Hoggaamiyayaasha hubeysan ee ku jira Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo weliba Maxkamadaha Islaamiga ah ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho.

 

Ciidamadan hordhaca ah ee loo soo dirayo Soomaaliya oo tiradoodu gaareyso 1,700 oo Askari oo ka kala imaanaya dalalka Suudaan iyo Ugaandha ayuu sheegay Midowga Africa in ay howshoodu noqon doonto ilaalinta xarumaha dowladda, hay'adaha gargaarka iyo weliba tababaridda ciidamo cusub oo sugidda ammaanka ka qeyb qaata.

 

Shirkan oo ay ka qeybgaleen 52-ka Dal ee ku jira Midowga Afrika ayaa gunaanadkiisii waxaa codsi loogu jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo laga codsaday in uu Soomaaliya ka qaado cunaqabateyntii hubka ee lagu soo rogay sanadkii 1992-kii, bacdamaa ciidamada Soomaaliya loo dirayo ay yihiin kuwo hub noocyo kala duwan leh wata.

 

Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi oo ragga wararka fidiya kula hadlay Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in dowladdiisu ay tegeyso Dalka Soomaaliya inta aysan dhamaanin bishan oo markaasina ay ka sii hormari doonaan ciidamada loo soo dirayo.

 

17-kii Bishii Maarso ee aynu ka soo gudubnay ayuu Baarlamaanka Soomaaliyeed yeeshay kulan ay Xildhibaanadu kuraas iyo budad isla dhaceen, waxayna arrinta dagaalkaas keentay ay ahayd iyadoo Xildhibaanada dagaalka bilaabay ay ka soo horjeedeen in ciidamo ka imaanaya dalalka safka hore la geeyo dalka Soomaaliya, wuxuuna go'aanka uu maanta gaaray Midowga Afrika uu noqonayaa mid lid ku ah go'aankii uu Baarlamaanka Soomaaliyeed gaaray 17-kii Maarso, inkastoo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisal Wasaare Geedi ay sheegeen in go'aankaasi uu ahaa mid aan sharci ku fadhiyin.

 

ilaa 100 XIldhibaan oo ka mid ah 275-ka Mudane ee uu ka kooban yahay Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Hoggaamiye Kooxeedyada hubeysan oo weliba diiday in ay dib ugu noqdaan magaalada Nairobi.

 

Dhanka kalena, Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa xalay ku dhawaaqay in uu maalinta Sabtida ah ee Todobaadka soo socda uu tegayo magaalada Muqdisho oo markaasina uu guddoomin doono shir ka dhacaya Xarunta Xisbiga oo ay isugu imaanayaan Xildhibaano horay ugu sugnaa magaalada Muqdisho iyo kuwo isaga la tegi doono.

 

Warar la xiriira socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegaya in ay Md. Shariif Xasan iyo xubnaha ku sugan Muqdisho ay qorsheynayaan in ay xilka kaga xayuubiyaan Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed kadib marka uu Muqdisho ku imaan waayo muddo 45 cisho ah oo ay u qaban doonaan.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this