Sign in to follow this  
Deeq A.

Mustaf Dhuxulow oo xilkii laga qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   
1000156257.jpg

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.

Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya waxaa loo magacaabay Gudoomiyihii Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka xildhibaan Xuseen Khaasim Yuusuf (Xuseen Idow).

“Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo loo magacaabay Mudane Xuseen Khaasim Yuusuf, kadib soojeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’isul Wasaare Xamse.

1000156264.jpg

PUNTLAND POST

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this