Sign in to follow this  
Deeq A.

Israa’iil oo sheegtay in Turkigu yahay liraan cusub oo halis ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisalwasaarihii hore ee Israa’iil Naftali Bennet, ayaa dalalka Turkiga iyo Qadar ku tilmaamay kuwo halis ku ah dalkiisa.

Bennet, waxa uu si gaar ah carabka ugu adkeeyay in Turkigu yahay Iiraanta cusub oo aan indhaha laga qarsan karin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this