Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Cirro oo ka hadlay Qorshaha Trump ee Nabadda Qasa

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1769253326680-300x273.jpg

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ‘Cirro’ oo la hadlayey warbaahinta Sky News qaybteeda Carabiga sheegay in ay taageersan yihiin qorshaha nabadda Qasa ee Trump horkacayo.

“Dawladda Somaliland waxay taageersan tahay hindisaha nabadeed ee Madaxweyne Donald Trump ee Qaza ee dadka Falastiiniyiinta,” ayuu yidhi Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

“Waxaan xaqiijinaynaa aaminaaddeenna ah in ay wada noolaan karaan quruumuhu iyo in nabadda ay tahay waddada keliya ee waarta ee xasilloonida iyo wada noolaanshaha.” ayuu sii raaciyey hadalkiisa Madaxweyne Cirro

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this