Sign in to follow this  
Deeq A.

Iskaashiga Amniga Carabta: Mahad Salaad oo ka qayb-galay Shirka Baqdaad

Recommended Posts

Deeq A.   

​Agaasimaha NISA oo ka Qaybgalay Shirka Sirdoonka Dalalka Carabta ee Baqdaad

​Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qaybgalay fadhiga 7-aad ee Shirka Madaxda Hay’adaha Sirdoonka dalalka Carabta oo ka dhacay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.

Shirkan oo ay ka qayb galeen madax ka socotay 22 dal oo carbeed ayaa si weyn loogu falanqeeyay xoojinta wadashaqaynta, iskaashiga dhow iyo isdhaafsiga xogaha muhiimka ah ee u dhexeeya hay’adaha sirdoonka ee gobolka.

​Intii uu shirku socday, madaxdu waxay xoogga saareen muhiimadda ay leedahay dhowrista midnimada iyo madax-banaanida dowladaha Carabta, iyadoo si gaar ah looga dooday sidii la isaga kaashan lahaa ka hortagga caqabadaha amniga ee xilligan jira, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah ee khatarta ku ah xasilloonida iyo horumarka dalalka xubnaha ka ah ururkan.

Source: goobjoog.com

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this