Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay yihiin Afarta Heshiis ee lagu Meelmariyay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Maanta?

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ka tarjumaya xaaladda abaaraha ka jira gayiga Soomaaliyeed iyo saamaynta dhanka biyaha iyo cuntada ah ee ay ku yeelatay dalka, iyada oo ay Xukuumaddu qorshaynaso tallaabooyin degdeg ah oo wax looga qabanayo xaaladda taagan.

Kulanka oo uu guddoomiyey Raโ€™iisulwasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey ๐—๐ž๐ž๐ซn๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š, kaas oo dhigaya hannaan sharci iyo maamul oo mideynaya diyaargarowga, ka-hortagga, iyo wax-ka-qabashada musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa baniโ€™aadamka sameeyo, iyada oo ujeedka guud yahay isku tashiga bulshada iyo dawladda.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa meelmariyay heshiisyo iyo siyaasado muhiim u ah horumarka heyโ€™addaha ay khuseyso kuwaas oo lagu tayeynayo adeegyada dowladda waxa ayna kala yihiin.

๐Ÿ. ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ-๐š๐Ÿ๐ ๐š๐ซ๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ah ee ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒa๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐“๐ฎ๐ซ๐ค๐ข๐ ๐š, ๐ค๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ข๐๐ค๐š ๐›๐š๐๐๐š.
๐Ÿ. ๐€๐ฑ๐๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐๐๐š (๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ”).
๐Ÿ‘. ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ข๐ซ๐จ๐›๐ข ๐ž๐ž ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐ฎ๐ซ๐›๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ซ๐š๐š๐ค๐ข๐ข๐›๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ•.
๐Ÿ’. ๐€๐ฑ๐๐ข๐ ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž Ca๐›๐›๐ข๐ซ๐ค๐š C๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐š๐ค๐ข๐ข๐›๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ—.

Sidoo kale, Golaha Wasiirrada ayaa warbixin faahfaahsan ka dhagaystay Guddiga Qaran ee Ladagaallanka Tahriibka iyo Ka-ganacsiga Dadka, oo lagu soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee tahriibka iyo dhibaatooyinka baโ€™an ee ay ku hayaan dhallinyarada Soomaaliyeed, taasi oo iftiimisay halista naf iyo maalba leh ee ay la kulmaan dhallinyarada ku hamisa tahriibka, oo ay ka mid yihiin dhimasho, dhaawac, xabsi, tacaddiyo iyo ka faaโ€™iidaysi biniโ€™aadannimo, kuwaas oo si toos ah u saameeya mustaqbalkooda iyo horumarka dalka.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this