Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo ku sugab magaalada Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1770299129342-250x300.jpg

FB_IMG_1770299110082-300x273.jpg

Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha Madaxweynaha Maxamed Cali Aw Cabdi iyo wafti u hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

Madaxweyne ku-xigeenka JSl ayaa galabta soo xidhi doona Tartanka Kubadda Cagta ee koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo ka socday Magaalada Berbera.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha Madaxweynaha iyo waftiga u hogaaminayo ayaa soo dhawayn loogu sameeyey Deegaannada u dhaxeeya Hargaysa ilaa Berbera.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this