Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
1000130242.jpg

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay labo agaasime guud oo ka mid noqonaya wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare.

Ra’iisal Wasaare Xamse waxa uu agaasimaha guud ee adeegyada wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare u magacaabay Maxamed Isaaq Cabdinuur, halka uu agaasimaha guud ee horumarinta waxbarashada farsamada gacanta iyo xirfadaha wasaaradda waxbarashada u magacaabay Xabiibo Cali Maxamed.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre waxa uu agaasimeyaasha cusub ee Maxamed iyo Xabiibo kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.

1000130244-1440x1410.jpg 1000130243-1440x1410.jpg

PUNTLAND POST

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this