Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waxa aan rajaynayaa in Sucuudigu uu maalgashan doono Somaliland” Madaxwaynaha JSL

Recommended Posts

Deeq A.   

“Waxa aan rajaynayaa in Madaxweyne Donald Trump uu maalin uun aqoonsan doono Somaliland. Sidoo kale Imaaraadka Carabtu waxa aanu rajaynaynaa inuu ka mid noqdo dalalka aqoonsada Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa kaloo aanu rajaynaynaa in dawladda Sucuudigu ay Somaliland maalgashi ku samayn doonto sida Imaaraadka Carabta oo kale.”

Sidaa waxa yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isagoo Dubai jooga waraysi siiyey wakaaladda wararka ee Reuters.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this