Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne xil muhiim ah u magacaabay nin 5 sanno ka hor geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfurta Sudan Salvakiir ayaa xil u magacaabay nin dhintay 5 sano ka hor , taasoo noqotay wax lagu maadeysto saacadihii u dambeeyay.

Stewerd Soroba Budia oo ahaa siyaasi mucaarad ah , ayaa isagoo dhintay magaciisa lagu arkay warqad magaacis ahayd ,waxaana uu Madaxweynuhu u igmaday in uu xubin ka noqda dadka diyaarinaya doorashada dhacaysa bisha December 2026.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this