Sign in to follow this  
Deeq A.

IRAN oo diiday in Turkigu dhex-dhexaadiyo iyaga iyo Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Iran aya ku gacan saydhay wada hadal uu Turkigu doonayey in magaalada Istanbul lagu qabto maalinta Jimcaha ee 6 bisha February kaas oo la doonayey in laysugu keeno dhinacyada Iran iyo Maraykanka.

Iran ayaa dalbatay in wada hadallada loo wareejiyo dalka Cumaan oo hore u dhexd dhexaadiyey labada dhinac. Sababta Iran u diiday in Turkigu isu keeno iyaga iyo Maraykanka ayaa la xidhiidha kalsooni darrada laga qabo dhinaca Erdogan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this