Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada qaranka ee Somaliland waa kuwo ku filan difaacida dalka iyo dadkaba

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mida ciidamada qaranka ee Somaliland ee heeganka ugu jira sugida amaanka dalka iyo dadka.

Tayada iyo tirada ciidanka qaranka Somaliland oo ku qalabaysan hub iyo gaadiid casri ah waa kuwo difaaci kara dhamaan dadka iyo dalka oo dhan.

Somaliland waxa u dhisan dhamaan ciidamada kala gadisan sida dhulka, bada , oyo dhamaan noocyada kala gadosan ee ciidamada.

Ciidamada kala gadisan ee Somaliland ayaa ah kuwo khibradooda iyo kartidoodu ay asd u sarayso kuwasi oo tababaro ku soo qaatay dalka dabadiisa iyo gudahiisaba.

FB_IMG_1770126228031-300x200.jpgFB_IMG_1770126233212-300x200.jpgFB_IMG_1770126239384-300x200.jpgFB_IMG_1770058417266-300x200.jpgFB_IMG_1770058412744-300x200.jpgIMG-20260202-WA0010-300x198.jpg

La soco qaybaha kale

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this