Sign in to follow this  
Deeq A.

Farqiga u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia oo ay sharaxayaan…..

Recommended Posts

Deeq A.   

MUWAADIN MUQAALKANA DAAWO XOGTANA AKHRI SI AAD U FAHAMTO XAQIIQDA JIRTA AAN LAGU MAJARA HABAABIN.

IMG-20260129-WA0001-190x300.jpg

BUUGA MARRY HARPER RAADSADA SI AAD GEESKA WAXYABAHA KA DHACEY ULA SOCOTAAN. TAARIIKHDU WAA DHIGAALKA BERI
XOGTUNA WAA FAHAMKA MUSTAQBALKA

Former British Development Secretary Andrew Mitchell, and journalist Mary Harper explain the differences between Somaliland and Somalia. Somalia is described as a devastated place that resembles a nuclear-armed Hiroshima, where when he visited Villa Somalia, mortars were fired upon, which is normal, while Somaliland, where he took a bus, is a place with a functioning democracy.

Dhina kale akhriya buuga ey qortey wariyaha weyn ee (Marry Harper) 2012. Waxaan kula kulmey Nairobi 2012 kii. Waa wariye wax badan ka xogogaal u ah. Gaar ahaan Geeska Africa

Bugan ey qortey waxey kaga hadleysa xukumadii TFG iyo markii dambe la dhisayay xukumadda Federaalka ee DFS Somalia. Waxaa ku duugan xog badan buugeeda. Waxeyna sharaxeyna fashilka Xamar yaala aan dowlanimo ehelka u aheyn.

(WAX AKHRIYA FADLAN) reer Somaliland now.

Somaliland marwalba wey ka duwaneyd hanaanka dowladd dhiska iyo dimuqradiyadda maamulka moqdisho. (Cadceed Sacab laguma qarin karo)

Waxa cad in aan dowladnimo iyo soomalino oolin xamar. Markaa caalamku wuu fahamsan yahey
Dhinaca kale Taariikhda sooyaalka JSL ee ka bilaabmeysa 26 June1960. Maaha mid caalamku dafirsan yahey. Waa qadiyad ku dhisan xududaha Africa ee xornimadda qaatey lana mida sida dalaka kale ee Africa

Waana teynu daba socona. Taasna fure u ah doodeena iyo aqoonsiga eynu dowldaha caalamka ka raadineyno ee maanta ey dib u aqoonsatey dowladda Isreal oo ka mid aheyd dowladahii JSL aqoonsadey 26 June 1960.

Maanta jidkii aqoonsiga caalamiga ayaynu cagta saarney. ABRAHAM ACCORD. Aad u akhriya waxa socda dacadayo lagu faafinayo saxafadda oo la leeyahey ciddii heshiisa saxeexda dhulka falastiin baa lagu xalashana. Waana been qaawan. Waa aragti siyaasadeed oo xal loogu raadinayo bariga dhexe iyo dowladaha ku xeeran dhinaca badda iyo bariga kuna saleysan Nabad iyo wadda nolaansho

Tusaale aan inyar idinka tuso heshiiska markii Dowladda Emarataku UAE ey saxeexdey waa maxey qodobadda gogoldhiga u ah.

The Abraham Accords, normalizing diplomatic relations between Israel and the United Arab Emirates (UAE), were officially signed on September 15, 2020, at the White House in Washington, D.C.. This landmark agreement marked the first peace treaty between Israel and an Arab state in over 25 years, paving the way for cooperation in trade, tourism, and security.

♤ Key details regarding the UAE-Israel agreement:

■ Signatories: The treaty was signed by Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and UAE Foreign Minister Abdullah bin Zayed Al Nahyan, with US President Donald Trump.

■ Key Pillars: The agreement established full diplomatic relations, including the exchange of ambassadors, the opening of embassies, and direct flights.

■ Economic Impact: The partnership has led to billions of dollars in bilateral trade, including a comprehensive free trade agreement signed in 2022.

■ Security & Regional Impact: The Accord was largely motivated by shared concerns regarding Iran’s regional influence and a mutual desire for increased stability and economic growth in the Middle East.

The agreements (which also included Bahrain, and later, agreements with Morocco and Sudan) are considered a major shift in Middle East foreign policy, transitioning from a conflict-based approach to one focused on regional partnership.

Inagu heshiskan oo kale beynu saxeeeyna oo ku saaban nabad iyo waxwadda qabsi meel diin ama dadka reer falastiin eynu duulaan noloshooda iyo jiritaankooda ku nahey ma jirto.

Nuxurka guud intaan ka fahmey maadama lagu daaley colaada bariga ee ku salaysan khilaafka Isreal iyo Phalastine waxu nuxurkiisu yahey.

In dowladda Isreal iyo dowladaha carabta ama Islaamka nabad ku wadda noolaadaan. Qadiyadda Falastiin iyo Isreal xal loo helo.

Marka bulsho wax akhriya
Waxii aad fahmi weydaan
Baadha. Anigu ila hada waxan
Baadha wax walba oo la sheego
Si aan xaqiida u ogaado. Waana
Mid inagu waajiba madama eynu
Ku jirno qarankeena Guushiisa

Marka uma baahnin jibo iyo war
Aan jirin oo la inagu soo dhextuuro
Kaaso ku sakeysan (Diinta)

Somaliland Guul
Dal iyo Dad Mideysan
@highlight
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this