Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliye Muumin oo magacaabis sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
1000126436.jpg

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa maanta magacaabay taliyaha laanta nabadgelyada waddooyinka ee gobolka Bari.

X/Le Maxamed Siciid Cabdi Muumin ayaa loo magacaabay taliyaha laanta nabadgelyada waddooyinka gobolka Bari, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska taliye Muumin.

Dhammaan hay’adaha ay qusayso wareegtada ayaa la faray in ay fududeeyaan hirgelinta xil-magacaabiddan, si taliyaha cusub uu u guto waajibaadkiisa shaqo.

Taliyaha cusub ee loo magacaabay laanta nabadgelyada waddooyinka ee gobolka Bari, Maxamed Siciid Cabdi Muumin waxa uu maanta ka qalin-jabiyay jaamacadda Golis ee Boosaaso.

PUNTLAND POST

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this