Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo noqday shaqsiga ugu hadal haynta badan dunida!!!

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland ayaa dunida oo dhami ay aad isha ugu haysaa sidoo kale wararkiisa iyo socdaaladiisa ama dhaq dhaqaqyadiisa ayay warbaahinta caalamka oo dhami ay gudbinaysaa waxana uu noqday madaxweynahii ugu labadii bilood ee ugu danbeeyay masuulkii ugu hadal haynta badnaa dunida ama saamaynta badnaa.

Kulankuu uu shalay la yeeshay madaxweynaha dalalka Israel iyo wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Maraykanku ayaa isna ahaa mid taariikhi ah iyo sidoo kale shirka ganacsiga aduunka oo uu xagaasi ka hadlay madaxweynahu oo ahayd markii u horaysay ee ay Somaliland ka qayb gasho shiekadi oo sanad walba ka dhacayaybdalkaasi Switzerland tan iyo 1971’kii.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi waa shaqsi ay sidoo kale shicibkiisu ay ku taageersanyihiin dhaq dhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee uu dunida ku dhex qaadaayo ee uu ugu adeegaayo dadkiis iyo dalkiisa

FB_IMG_1769150741190-300x273.jpg

FB_IMG_1769150688496-300x284.jpg

FB_IMG_1769150662510-300x265.jpg

FB_IMG_1769150671417-297x300.jpg

FB_IMG_1769150674711-300x200.jpg

FB_IMG_1769150678678-300x226.jpg

FB_IMG_1769150684704-300x285.jpg

FB_IMG_1769150692896-300x248.jpg

FB_IMG_1769150698823-300x200.jpg

FB_IMG_1769150712102-300x200.jpg

FB_IMG_1769150719895-300x252.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this