Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay dhiggiisa dalka Israa’iil

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland ayaa dhiggiisa Israel kula kulmay magaalada Davos ee waddanka Switzerland halkaas oo uu ka socdo shirka dhaqaalaha Adduunku.

Labada madaxweyne ayaa ka wadahadlay arrimaha xidhiidhka labada waddan iyo hawlaha socda.

Madaxweynaha Israa’iil oo kulanka warbixin kooban ka bixiyay ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay kulanka madaxweyne Cirro, isagoo intaasi sii raaciyay in labada shacaba ka faa’iidaysan doonaan xidhiidhka labada waddan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this