Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan iyo Xamse oo ka carraabay Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
1000122679-1440x960.jpg

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ka carraabay magaalada Laascaanood oo ay ku sugnaayeen labadii beri ee la soo dhaafay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku guuldarraystay in uu siidaayo maxaabiista Somaliland ee Laascaanood ku xiran, arrintaas oo uu kala hadlay maamulka Waqooyi Bari, aadna isha loogu yahay.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleema-saarkii madaxweyne Firdhiye wuxuu noqday madaxweynihii u horreeyay oo muddo 40 sano ah kaddib booqda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

PUNTLAND POST

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this