Deeq A. Posted 11 hours ago Labada dal ee Somaliland iyo Israel waxa ay iska kaashanyaan sidii ay u sugi lahaayeen amaanka biyo mareenka Baabul Mandab. Hawl fiican ayaa socota yaan wakhti la iskaga luminin ka hadalka Somaliland iyo Israel. Amnigu waa suganyahay bad iyo bariba. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites