Sign in to follow this  
Deeq A.

Biyo mareenka Baabulmandab iyo Gacanka Cadmeed Waa Amaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Labada dal ee Somaliland iyo Israel waxa ay iska kaashanyaan sidii ay u sugi lahaayeen amaanka biyo mareenka Baabul Mandab.
FB_IMG_1768665051908-300x273.jpg
Hawl fiican ayaa socota yaan wakhti la iskaga luminin ka hadalka Somaliland iyo Israel.

Amnigu waa suganyahay bad iyo bariba.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this