Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga oo sheegay in saldhigooda Somali khatar uu ku jiro

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyihii ciidamada badda Turkiga Emin Murat, ayaa sheegay in Somaliland ay wiiqi karto xasiloonida Soomaaliya , taasoo saamayn ku yeelan karta amniga saldhigyada Turkiga.

Waxa kale oo ku dooday in Soomaaliya tahay dhul Turkigu leeyahay , isaga oo cadeeyay in Awoowyaashood oo ula jeeday Boqortooyadii Cusmaaniyiintu ay lahaayeen Soomaaliya .

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this