Sign in to follow this  
miles-militis

Riyaale’s clandestine crimes against humanity

Recommended Posts

Justice for the victims of Riyaale’s clandestine crimes against humanity -

 

Families and relatives of the victims on the defence:

 

"...123 qof oo ah qaraabadii dadkaa lagu xasuuqay berbera waxa aanu u sheegeynaa in aanu sharaf mudnayn Daahir Riyaale Kaahin oo ah gacan ku dhiigle adduunku hayaan magaciisa lana soo taagi doono maxkamada adduunka haddii uu yimaado wadamada qadariya xuquuqal insaanka , daba galana dadkii ku soo laayay dad aan waxba galabsan wadankoodii"

 

Riyaale's vicarious role:

Dahir Riyaale Kaahin oo ahaa xiligaas dadkaa lagu xasuuqay magalada Berbera Tiliyihii hastay laantii la odhan jirey NSS, taas oo ay qoreen hayadaha u dagaalama xuquuqal insaanka taasina ay ku tahay markhaati ay looyaradaasi la hortagi doonaan maxkamada lagu qaadi doono dacwadiisa. Xiligaas waxa magalad berbera lagu laayay dad gaadhaaya 500 oo qof oo ay laayeen taliskii Kalitashiga ahaa ee Soomaaliya. Dadkaas oo ay ka mid ahaayeen kuwan hoos ku qoran oonu nahay qaraabadoodii.

 

Names of some of the victims:

Ibrahim qaasim elmi “ gaagale” Mohamed Ahmed “ shabeelo”

Saeed abdillhi dualeh ahmed omer mushteeg

Abdi ali arabloo siciid cali bacaac

Mohamed Ismail abdulla nur ali

Kayse gacan abid ciise

Maxamed aw abdi maxamed dhage abdi

Abdi moxamed adan abdi sugule muse “kirix”

Xaaji ibraahim omar climi egeh

Suleebaan abdi omar moxamed aw warsame guleed

 

Here it is

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this