Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxyaabaha aanu ka dhaxalnay midawgii aanu la galnay Somalia…… Djibouti ha ku biirto hadii ay rabto

Recommended Posts

Deeq A.   

Marnaba Somaliland dib ugu celinmayno Somalia

Muuqaalka Hargeisa ee hada

[video width=”576″ height=”1024″ mp4=”https://qarannews.com/wp-content/u

Ismail Omar Geele ha la midoobo Somalia anagu cadaabta aanu soo aragnay dib ugu noqonmayno.

Masar iyo wadamada Carabta qaarkood waxa ay ahaayeen kuwii hubka lanagu xasuuqaayay soo siin jiray Somalia.

Maanta in ay danbi labaad naga galaan kamaanu filaynin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this