Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

Gaalkacyo people rising for Allah's Religion

Recommended Posts

Alxamdulilah!

 

Maanta waxaa si sharaf leh magaalada gaalkacyo qeybo kamid ah ku gaardiyay Ciidamada naftood hurayaasha Mujaahidiinta Maxaakimta Islaamiga. Warkaan ayaa niyad jab ku noqday Ciidanka Itoobiyaanka ahaa ee kusoo socday gacansiinta Ciidamada Puntland iyo kuwa C/qeybdiid.

 

Waxaan sugeynaa insha-Allah in Ciidanka Maxaakimta iyo kuwa Cadowga Itoobiya ay fooda is daraan maalmaha nagu soo socda.

 

Guusha allaha siiyo Islaamka iyo intii taageerta, aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this