Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalalka ka soo hor jeedsaday aqoonsiga Somaliland oo ah tiro aad u yar iyo caalamkii oo dhan oo aan ku raacin

Recommended Posts

Deeq A.   

Sacuudi Carabiya, Yaman, Jordan, Qatar, Maldives, Kuwait, Urdun, Ciraaq, Indoniisiya, Bakistaan Shiinaha iyo maamulka Falastiiniyiinta

Jabuuti, Eratariya, Masar, Sudan, Liibiya Naajeeriya, Aljeeriya, Kaamoroos, Gaambiya.

Dalalkani ayaa markii horeba aan xidhii la.lahayn Somaliland sudoo kalena aan xidhiidh dhab ah lanlahayn dalka Israeli loomana arko in ay hor istaagi karaan aqoonsiga Somaliland iyo xidhiidhka fiican ee ka dhexeeya Somaliland iyo Israel

Dalalka caalmka oo ah 195 ayaa waxa aqoonsiga Somaliland kaa soo hor jeestay 21ka dal ee kor ku xusan waxana aamusan 174 dal oo badankoodu ay taageero buuxda u hayaan Somaliland

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this