Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo aqoonsi ka heshay Israa’iil

Recommended Posts

Deeq A.   
1000111301.jpg

Dowladda Israa’iil ayaa dowlad madax bannaan u aqoonsatay Somaliland, sida uu maanta ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu.

Aqoonsiga wuxuu yimid, kaddib markii ay khadka fogaan-aragga ku wada hadleen madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro iyo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu.

Kulanka ayaa lagu gaaray is-afgarad siyaasadeed, diblomaasiyadeed iyo istiraatiiji, iyada oo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu madaxweynaha Somaliland u fidiyey booqasho uu ku yimaado Tel Aviv.

PUNTLAND POST

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this