Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal wasaaraha Israel ayaa maanta ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Screenshot_20251226_171623_Facebook-300x

Raysal wasaaraha Dawladda Israel ayaa ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland maanta ma aha markii u horeysay ay dawlada Israel aqoonsato Somaliland 1960kii ayay dawlada Israel aqoonsatay Somaliland.

La soco dawladdo badan oo ku dhaqaaqi doona aqoonsiga Somaliland

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this