Sign in to follow this  
Deeq A.

Firdhiye oo magacaabay xubno ka mid ah golihiisa wasiirrada

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1763076071734.jpg?resize=1000%2C6

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa magacaabay 15 wasiir ku-xigeen oo ka mid noqonaya xukuumaddiisa.

Xubnahan ayaa ku biiraya 21 wasiir oo hore uu u magacaabay madaxweyne Firdhiye, welina waxaa muuqata in aysan dhameystirnayn xukuumadda Waqooyi Bari.

Xubnaha wasiir ku-xigeennada maamulka Waqooyi Bari ee la magacaabay ayaa kala ah;

1- Cali Axmed Cali – wasiir ku xugeenka arrimaha gudaha.
2- Axmed Dahir Mire – wasiir ku-xigeenka maaliyadda
3- Nimco Faarax Caydiid – wasiir ku-xigeenka caafimaadka
4- Axmed Aadan Siciid – wasiir ku-xigeenka Qorsheynta
5- Cali Daahir Cilmi – wasiir ku-xigeenka amniga
6- Siciid Xaaji Nuur – wasiir ku-xigeenka tamarta iyo biyaha
7- Cabdulqadir Ibraahin Ciise – wasiir ku-xigeenka Cadaaladda & Diinta
8- Cabdale Aadan Cabdi – wasiir ku-xigeenka waxbarashada
9- Nimco Cali Yuusuf – wasiir ku-xigeenka arrimaha qoyska
10- Cabaas Maxamuud Cali – wasiir ku-xigeenka deegaanka & duurjoogta.
11- Maxamed Baashe Maxamuud – wasiir ku-xigeenka hawlaha guud
12- Nimco Axmed Cismaan – wasiir ku-xigeenka ganacsiga
13- Maxamud Cabdullahi Axmed – wasiir ku-xigeenka gargaarka
14- Maxamed Ali Cismaan – wasiir ku-xigeenka shaqada, arrimaha bulshada & ciyaaraha
15- Maxamed Cabdi Caafi – wasiir ku-xigeenka veeraha & waraabka.

1000090364.jpg?resize=1000%2C1294&ssl=1 1000090365.jpg?resize=1000%2C1294&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Firdhiye oo magacaabay xubno ka mid ah golihiisa wasiirrada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this