Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkado diyaaradeed oo u hogaansamay Awaamiirta Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Diyaaraddaha Uganda Airlines, iyo Turkish Airlines ayaa u hoggaansamay amarkii Somaliland ee ahaa in ay hawadeeda ka leexdaan diyaaradda diida in ay oggolaansho soo waydiisato, waxaana ay diyaaraddahani u leexdeen Jabuuti iyo Itoobiya.

1:- Diyaaradda koowaad waxa ay kasoo kacday Uganda, waxaana ay ku socotay Mumbai, waxaana loo leexiyay Jabuuti. (Uganda Airlines)

2;- Diyaaradda labaad-na wada ay kasoo kacday Uganda iyadoona u socotay Imaaraadka, waxaana loo leexiyay Jabuuti (Uganda Airways)

3:- Diyaaradda Sadexaad ayaa iyana kasoo kacday Istanbul iyadoona u socotay Muqdisho, waxaana loo leexiyay Itoobiya (Turkish Airways)

Arrintan ayaa ka dhigan in Somaliland ay fulisay amaradeedii Hawada, waxaana talaabadan ay khasaare maaliyadeed kasoo gaadhaysaa Dawalda Somaliya oo iyadu qaadan jirtay lacagta diyaaradahan hawada Somaliland ka leexday.

Rakaal TV

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this