Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Maaykanka oo soo saartay qaabka socdaalka ee Somaliland iyo Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Maraykanka Oo Soo Saaray Qaabka arimaha socdaalka ee Somaliland iyo Somalia
La-talintii ugu dambeysay ee socdaalka Mareykanka ayaa Soomaaliya ku ilaalinaysa Heerka 4: Ha safrin, laakiin si cad ayuu u xusay:

Somaliland, waa ka jirta xasilooni iyo nabad kamana jiraan dhaq dhaqaaq argagixiso

Isla markaana, sharciga Maraykanka ee dhawaan la ansixiyay wuxuu farayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda inay xafiis wakiil ah ka samaysato Hargeysa iyo inay abuurto la-talin safar oo u gaar ah Somaliland.
G5mGiUzbUAAlVAB-190x300.jpeg

G5mGiQaacAAVs4q-179x300.jpeg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this