Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida Nabadda Oo Kulan Xog-waraysi ah la yeeshay

Recommended Posts

Deeq A.   

WAR-SAXAAFADEED

Guddida Nabadda Qaranka JSL oo Kulan xog-waraysi ah la yeeshay masuuliyiinta xukuumadda ku matala gobollada Bari( Sool Iyo Sanaag)

Hargeysa – [13 / Nov / 2025 ] – Guddida Nabadda ayaa maanta kulan xog-waraysi ah la yeeshay masuuliyiinta xukuumadda Somaliland ee gobollada bari, gaar ahaan Sool iyo Sanaag.

Ujeeddada kulanka ayaa lagu falanqeeyo xaaladda nabad-gelyada iyo abaaraha ka jira gobolladaas, iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dawladda iyo bulshada deegaanka si loo adkeeyo nabadda iyo gurmadka bini’aadantinimo.

Guddidu waxay sheegtay inay sii wadi doonto wada-shaqeynta hay’adaha dawliga ah iyo kuwa bulshada si loo xaqiijiyo xasillooni iyo horumar waara.

FB_IMG_1763055619913-300x212.jpg

FB_IMG_1763055638589-300x200.jpg

FB_IMG_1763055653282-300x200.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this