Sign in to follow this  
Som@li

PRe A/Y OO BOOQDAY XABSIGII UU KU xirnaan Jiray ee ETHIOPIA

Recommended Posts

Som@li   

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay kulamo kala duwan la kala yeeshay Soomaalida iyo qaar ka mid ah diblomaasiyiinta ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya.

 

Sidoo kale madaxweyne C/laahi Yuusuf waxaa uu tegay saakay xabsi ku yaal dalka Itoobiya oo uu ku xernaan jiray xiligii uu dalkaasi ka talin jiray Mingiste Xeyla Maryam iyadoo uu xabsigaasi uu ku jiray mudo dhan 6-sano waxaana booqashadiisa ku wehlinayey qaar ka mid ah xildhibaannnada iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo uu C/laahi Yuusuf halkaasi ka sheegey inuu si aad ah u xasuusto mudadii uu ku xernaa xabsigaasi oo uu sheegay inuu ku reebay uur ku taalo xun.

 

http://www.midnimo.com/Octoober/24_10_c_yuusuf_oo_booqday_xabsigii_uu_ku_xirnaa.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this