Sign in to follow this  
Deeq A.

Marwo Amino Waris iyo Muj. Ahmed Siilaanyo waxyaalahii ay cajiibka ku ahaayeen ee lagu xasuusto

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250225-WA0015-242x300.jpg

MARWO AAMINA WERIS IYO AHMAD SIILAANYO WAXYAALIHII AY CAJIIBKA KU AHAAYEEN EE LAGU XUSUUSTO.

Ilaahay qabriga haw nuuree Axmad Siilaanyo iyo mawrwadiisii Aamina Weris oo Hargaysa joogtaa waxay ahaayeen dad aqoonta tacliinta iyo maamulkaba isku dhow oo aad isu fahma saaxiiba waxay ahaayeen dad xidhiidh saaxiibtinimo iyo mid sokeeyaba ku leh ummadda S/Land

Waxa xusuus mudan Marwo Aamina Weris telefonka qof kasta way ka qaban jirtay oo waxay isku xidhi jirtay Ahmad Siilaanyo iyo dadka si xirfad leh ayay hawsha qaranka u wadi jirtay.

Waxa cajiib ah oo aanu madaxweyne qudhi haysan waxay lahaayeen ehel taageereyaal u ah oo wixii baahi ah ee dheeraada ee dadka la shaqeeya ku timaadda halkeeda ku dhammeeya, waddanka Ingiriiska oo ah meesha ay ugu badanyihiin dadka reer S/Land waxay ku lahaayeen taageereyaal qoys hoose u badan oo dhammeeya wixii dan ah ee ku timaadda maamulka Siilaanyo si tuburuc ah.

Dadkaasi haw badnaadaan jifada Ahmad Siilaanyo laakiin waxay ka koobnaayeen qabaa’ilka S/Land,waa hab dhaqan wanaagsan oo ay tahay in lagu daydo danta dalka awgii.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this