Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Cirro madaxweynahii hore Gudoomiyaha guurida iyo Wakiilka Somaliland oo maanta

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1757080065548-300x200.jpg

FB_IMG_1757080060451-300x200.jpg

FB_IMG_1757080018475-300×200.jpg” alt=”” width=”300″ height=”200″ class=”alignnone size-medium wp-image-283760″ />

FB_IMG_1757079924076-300x300.jpg

FB_IMG_1757079916769-300x200.jpg

FB_IMG_1757079144551-1-300x200.jpg

FB_IMG_1757079965250-300x300.jpg

FB_IMG_1757079974002-300x200.jpg

FB_IMG_1757079969890-300x200.jpg

FB_IMG_1757079977816-300x200.jpg

FB_IMG_1757079981625-300x223.jpg

FB_IMG_1757079985400-300x243.jpg

FB_IMG_1757079991950-300x200.jpg

FB_IMG_1757079994958-300x200.jpg

FB_IMG_1757080001304-300x200.jpg

FB_IMG_1757080004927-300x200.jpg

FB_IMG_1757080013614-300x200.jpg

FB_IMG_1757080030197-300x200.jpg

FB_IMG_1757080023451-300x200.jpg

FB_IMG_1757080046413-300x200.jpg

FB_IMG_1757080053047-300x200.jpg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb-galay Aas-Qaran oo loo sameeyey Allah (SWT) ha u naxariistee Guddoomiye Ku-xigeenkii Koowaad ee Golaha Guurtida Marxuum Siciid Jaamac Cali .
FB_IMG_1757080004927-300x200.jpgFB_IMG_1757079994958-300x200.jpg
Sidoo kale waxaa aaskan qaran ka soo qeyb galay madaxweyinihii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi , Gudoomiyaha Golaha Guurtida , Gudoomiyaha Golaha Wakiilada , Gudoomiyaha Maxkamada, Madax-dhaqameedka, Culimaa’udiinka iyo Shacab tiro badan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro isaga oo ka hadlaayey Aaska-Qaran, waxa uu mar kale tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Shacabka Somaliland, isaga oo xusay kaalintii muhiimka ahayd ee uu Marxuumku ku lahaa dhismaha Qaranka JSL, nabadeynta, wadajirka, danta guud ee ummadda iyo hawlaha Golaha Guurtida.

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka Allah uga baryey in uu u naxariisto, Jannatul Firdawsal Allaa ka waraabiyo, Qoyskii iyo Shacabka Somaliland ee uu ka baxayna uu ka siiyo samir iyo iimaan saadiq ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this