Sign in to follow this  
Deeq A.

Xamse Bare qabaank Xamar waxa uu tagayaa dalka Shiinaha

Recommended Posts

Deeq A.   

XAMSE BARRE QABBAANKA XAMAR WUXUU U SAFRAYAA DALWEYNAHA SHIINAHA.

IMG-20250225-WA0015-242x300.jpg

sidaan hore Qoraalladayda ugu sheegay maamulka xamar wuxuu ku hawllanyahay isku daygii ugu danbbeeyay ee Somaliland lagu carqaraladayn lahaa isagoo waddanka shiinaha ula socda qorshe gobolka sool, sanaag iyo boorama amnigooda lagu dhaawacayo sidaas awgeed dadweynaha reer Somaliland, gaar ahaan mulkiileyaasha koowaad ee Somaliland reer boorama waa inay khatartaas ka tabaabushaystaan.

Xamse barre safarka uu shiinaha ugu baxayaa waa shirqool cusub oo dadnimada ka baxsan ee halloo diyaar garoobo WAAKAAS SOOMAALIGII TII DHISNAYD DUMINAYA.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this