Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab ka kacay meherado ku yaala shacabka Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   
VID-20250824-WA0003

Dab Xoogan ayaa qabsaday goobo ganacsi oo ku yaala xaafada Shacabka ee magaalada Hargeysa.

Ciidamada Dabdamiska Hargeysa ayaa ku guulaystay inay xakameeyaan dabkaas oo gubay dhowr Meheradood. Ilaa hadda wax war rasmi ah lagama soo saarin baaxadda khasaaraha uu gaystay dabkaasi.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this