Sign in to follow this  
Deeq A.

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐊𝐮𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐍𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐊𝐮𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐍𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋.

FB_IMG_1756040890533-300x200.jpg

FB_IMG_1756040870984-233x300.jpg

FB_IMG_1756040943808-300x300.jpg

FB_IMG_1756040947421-300x200.jpg

FB_IMG_1756040951725-300x200.jpg

FB_IMG_1756040978340-300x200.jpg

FB_IMG_1756040962037-300x200.jpg

FB_IMG_1756041002172-300x200.jpg

FB_IMG_1756041021554-300x200.jpg

FB_IMG_1756041017720-300x200.jpg

FB_IMG_1756041029735-300x200.jpg

FB_IMG_1756041025819-300x200.jpg

FB_IMG_1756041035131-300x200.jpg

FB_IMG_1756041038857-300x200.jpg

FB_IMG_1756041048494-300x200.jpg

Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta Hotelka Maansoor kaga qayb galay Shirweynaha Heer Qaran ee Naafada Somaliland, shirkan oo noqonaya Shirweynihii ugu horeeyey ee noociisa ah ee lagu qabto Somaliland.

Shirweynahan waxa ka soo qayb-galay Daneeyaasha iyo dadka ka shaqeeya arimaha Naafada.

Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi oo halkaasi ka hadlay ayaa si weyn ugu dheeraday muhiimadda ay leedahay in la qabto Shirka noocan oo kale ah, isaga oo xusay in ay tahay arrin lagu Cibro qaato, waxana uu yidhi:

“Maanta waxa ay ii tahay farxad aanan illaaweyn, IIaahayna waxa aan ka baryayaa in Shirkan shirkiisa uu inagu gaadhsiiyo inaga oo ay wax badani innoo qabsoomeen. Ka Dawlad ahaan waxa aanu ballan qaadaynaa in Ururka aad ku midaysan tihiin aanu si gaara ula shaqayn doona, isla markaana uu Xafiiskaygu uu idiin furan yahay xili kasta.

Cidkasta waanu ku khasbi doonaa oo waanu ku dabogali doonaa in ay Giobahooda ka sameeyaan meel ay u mari karaan dadka naadafada ah.”

𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇

𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫),
𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this