Deeq A. Posted August 4, 2025 Ciidanka Booliska Somaliland ayaa qoraal ay soo dhigeen baraha bulshada waxa uu u qornaa sodan hoos ku qorn Warbixin :- Xalay Habeenimadii waxa lagu dilay degmada Macallin Haaruun ee Magaalada Hargeysa Marxuum Maxamed Saleebaan Quule , waxaana Ciidamada Boolisku degdeg uga hawlgaleen kiiskaasi markii lagu soo wargeliyay , waxaanay ku jiraan Baadhid-dheerada , wixii kasoo baxana waxaanu la soo wadaagi doonaa bulshada. Waxaanan ku boorinaynaa Bulshada Somaliland in ay xogaha rasmiga ah ka sugan Ciidamada Booliska JSL. Sidoo kale , Muwaadiniinta JSL waxaanu ka codsanaynaa in cidii xog dheeraada haysaa nala wadaagto. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites